DAAWO MUUQAAL:-Xaflada caleemo Saarka Madaxweynaha Puntland oo ka socota Garowe

Xafladii caleemo saarka madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland ayaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Garoowe Madaxda Qaranka, kuwa dowlad goboleedyada, siyaasiyiin kala duwan oo ay ku jiraan kuwa mucaaradsan dowlada federaalka, wakiilada beesha caalamka iyo xubno kale ayaa ka qeyb galaya munaasabadan. Kooxo fanaaniin ah ayaa ku soo bandhigaya goobta heeso iyo suugaan kale … Continue reading DAAWO MUUQAAL:-Xaflada caleemo Saarka Madaxweynaha Puntland oo ka socota Garowe